Sawirro-Muuqaal: Amb Mohamed Ali America oo Dekada Garacad Soodhawyn loogu sameeyey

Filed under: Wararka maanta |

21 Sept  2022 (Puntlandes) Amb Maxamed Cali Amerika ayaa maamulka Dekadu waxay soo dhawayn ugu sameeyeen Dekada Garacad.

Dekadda Garacad ee gobolka Mudug ayaa iminka ku jirta diyaargarawgii u dambeeyey ee xarig looga jarayo ama lagu daahfurayo jabiyada A och B.

Waxaa la qorsheeyey in inay dhacdo munaasabadda daah-furku bisha inagu soo aadan ee oktoober 2022ka.