DAAWO Faysal Cali Waraabe ”13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay”

02 Okt  2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa qabtay shir jaraaid uu ku caddeeyey inuu ka horjeedo muddo kordhintii ay Galaha Guurtidu shalay u sameeyeen madaxweyne Muuse Biixi.

Faysal Cali Waraabe  ayaa yiri “Muddo kordhintii ay golaha Guurtidu sameeyeeyeen waa Fitno ee maaha sharci., Labada sanno ee loo kordhiyay Muuse Biixi, Somaliland ka socon-mayso ee Beertiisa haka socoto.., 13-november wixii ka dambeeya ma aqoonsanaan-doono Xukuumadda Biixi, Caalamkana waxaanu leenahay..,”

About The Author