Daawo Video: Wadahadaladii Xukuumada iyo Mucaaradka Soomaaliland oo burburay iyo Xisbiyada Mucaaradka oo dalbadey in lasoo kala dhex galo

26 May 2015 (Puntlandes)- Waxaa caawa lburbur ku soo dhamaaday wadahadaladii u dhexeeyey Xukuumada Soomaaliland iyo Xisbiyada Mucaaradka oo ku saabsanaa Muddo kordhintii ay Golaha Guurtidu u sameeyeen Xukuumada uu hogaamiyo MadaxweyneAxmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Gudoomoyaha Xisbiga Mucaatadka ee WADANI Cabdoraxmaan Ciro oo Saxaafada la hadley ayaa sheegey in Wadahadalkii uu burburay uuna Beesha Caalamka ka dalbanayo in lasoo kala dhex galo.

Daawo Videowga

Daawo dawlada Somaliland oo Beesha caalamka iyo Xisbiyada Mucaaridka ee qaba in sanad lagu daro inay doonayaan in Soomaaliya iyo somaliland doorashadooda ay isku aadiyaan!!

Puntlandes.com

About The Author