Sawirro-Muuqaal: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilalka u kala wareejiyay Guddoomiye ku-xigeenada cusub ee Maamulka iyo Xog’hayaha guud

26 Nov 2022 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xilalka u kala wareejiyay Guddoomiye ku-xigeenada cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Xog’hayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir.

Munaasabadda xilwareejinta ayaa waxaa kasoo 2qaybgalay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka, xildhibaano iyo masuuliyiin kale.

About The Author