DEG DEG: Maxkamadda Racfaanka G Bari oo amartan in lasoo xiro wariyaha VOA Bosaso

27 May 2015 (Puntlandes)- Maxakamadda Racfaanka Gobalka Bari ayaa Taliyaha saldhiga booliska bartamaha magalada Bosaso ku amartay in xabsiga lasoo dhigo Wariyaha VOA magalada Bosaso Marwo Faadumo Yaasiin Jaamac iyo wariye ka tirsan SBC oo lagu magacabo Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

Amarka Xariga oo kasoo baxay xafiiska Gudoomiyaha maxkamadda racfaanka Gobalka Barri Shiikh Axmed Cali Axmed.

Warar lagu kalsoon yahay oo ay helayso Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya

Akhri Qoraalka lagu amray in la soo xiro wariyayaashan

93e

 

Puntlandes.com

About The Author