Daawo Video-Akhri: Sadexda Xisbi ee Somaliland oo ku heshiiyey waqtiga ay doorashadu dhacayso

28 May 2015 (Puntlandes)- Sadexda Xisbi ee Somaliland ayaa wadahadalo dheer kadib waxa ay ku heshiiyeen afar qodob.

Hoos ka akhriso Heshiiska

1- Waxaanu Ixtiraameynaa Go’aankii Golaha Guurtida Ee Kordhinta Muddo Xileedka Madaxweynaha Ku Xigeenkii Iyo Golaha Wakiilada Somaliland

2- In Doorashada Madaxweynaha Iyo Golaha Wakiiladu Ay Qabsoomaaan Bisha 12 Ee Sanadka 2016

3- Waxaa ay Saddexda Xisbi Qaran Ucid, Wadani Iyo Kulmiye Ku Talinayaan In Dooroshooyinku Qabsooman Bisha 12 Ee Sanadka 2016 Iyada Oo Kominshanka Doorashoyinku Uu Soo Jeedin Doonan Maalinta Ay Qabsoomeyso Doorashooyinku

4-Maadama Oo Saddexada Xisbi Qaran Ay Ku Hishiiyen Wakhtiga Doorashooyinka Waa In Kominshanka Doorashooyinku Soo Jeediyaan Maalinta Ay Qabsoomeyso Doorashooyinku Isla Markaana Waxaa Aanu Soo Jeedineynaa In Madaxweynuhu Digeertu Ku ansixiyo Maalinta Doorashooyinka.

Daawo Video

Akhri War murtiyeedka

95

95a

Puntlandes.com

About The Author