Tacsi: Marxuum Jamaal Cabdul Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari oo maanta lagu aasay magaalada Malmo ee dalka Sweden

739

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun: allaha u naxariistee waxaa maanta, 29 May 2015, lagu aasay  Magaalada Malmo ee dalka Sweden Marxuum Jamaal Cabdul Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari oo ku geeriyooday magaaladaasi.

Jaaliyadaha reer Swedem, Norway iyo Denmark waxaay ka Tacsiyeynaynaa geerida ku timid Allaha u naxariistee Marxuum Jamaal Cabdul Xaaji Cabdulaahi Cali-Dari  iyagoo Tacsi u diraya Qoyska reer Xaaji Caldulaahi Cali Dari meel kasta oo ay Dunida ka joogaan.

Allah waxay uga baryayaan in uu u dembi dhaafo kitaabkiisana gacanta midigta ah uu ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.

About The Author