Waxaa loogi Bishaaraynayaa Ummadda Somaliyed ee Sportiga Xiisaysa gaar Ahaan Basketbolka in..

65b

30 May 2015 (Puntlandes)- Bishaaro Bishaaro waxaa loogu Bishaaraynayaa dhamaan macaamiisha haysta Receiver-ka Maandeeq inay ka daawan karaan Ciyaaraha Bariga iyo bartamaha Afrika oo ay gabogabo ku dhow yihiin Ciyaaraha Basketballka.

Waxaa Semifinalka u soo baxay laba kooxood oo Soomali ah kuna ciyaaraya magaca Qardho iyo Muqdisho. Waxaana ka daawan kartaan CHENNLKA MAANDEEQ TV 220,

Maalinta sabtida oo taariikhdu tahay 30 May 2015 waxaa Ciyaaraya Kooxda Qordho Vs Dar As Salaam saacadu markay tahay 19:00 Tanzania Time. Waa Ciyaar aad u xiiso badan ee ha u daymo laäaanina habeenkaas haddii Allah idmo.

Hadaad u baahan tihiin maandeeqtv waxaad kala xiriiri kartaan telkan:

UK Cabdi caabi +447538722511.

Sweden Ilkacase +46700749274

About The Author