Akhriso Siyaasiyiinta & aqoonyahanka Puntland oo ka hadlay xaaladda Laascaanood, Madaxweyne Deni na ku eedeeyay inuu jabiyey qodob dastuuri ah

30 Dec 2022 (Puntlandes) Siyaasiyiinta iyo aqoonyahanka Puntland war-saxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay dilka iyo barakicinta uu maamulka Muuse Biixi ku hayo shacabka magaalada Laascaanood.

war-saxaafadeedka ayaa Madaxweyne Deni lagu eedeeyay inuu jabiyey qodob dastuuri ah oo ah “Ilaalinta Soohdimaha iyo Badqabka muwaadiniinta” oo ah kitaabkii uu ku dhaartay”.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka:

About The Author