Beeldaje ismaaciil “Gumaadka reer laasa caano (Dabar Goyn bulsho)”

Gumaadka reer laasa caano(Dabar Goyn bulsh)

Marka hore
Waan cambaaraynaaya waxaa u wado maamulka labaxay somaliland oo caadaystay dabar goyn bulshada laasacaano.

Marka xiga waa katacsiyeyn
Waxaan tacsi udiraayaa dhamaan dadki kushahiiday xasuuqa laasa caano ilaahay jarkooda ha u aqbalo ilaah ha unaxariisto janadi ale hageeyo
Inta dhaawacana ale ha u booga dhayo.

Hadaba xasuusin
Dadka soomaliyeed taarikh marki 2 qolo Is laayaan ama ay dagaalamaan waxaa mamnuuc ka ahaan jirtay dadka kala ah
Culumada ,haweenka,ciyaalka aan qaan garin,martida, Iwm.
Arintaas o ay diinta islaamku aad udkaysay xiliyada Jihaadka aan ladili karin ciyaalka iyo haweenka iyo waayeel da ah .
Mida kale markii markii aan firiro sida wax isocdaan lasaacaano waa gabar goyn bulsho
Markii la laayo dumarka iyo dhalinta waxaa micnaheedu noqonaayaa in bulshadaasi aysan tarmin ama aysan siijirin mar hadii laga cirib tiro dadki tarmaayey.

Talo soo jeedin waxaan kutalinaaya
1.in maamulka puntland uu ficil lataaban karo kagaysto mid ciidan iyo dhaqaale.
2.in ay qofkasta oo harti ah ama daarood ahi uu hadalka joojiyo iyo tacsida laqaato qoriga jihaadka socdana lagu biiro mid ciidan iyo mid dhaqaale.
3.in dadka dhaawaca ah gurmad loo fidiyo
4.reer lasacoono ama dadka ku abtirsada Sool
Waxan oran
1.inta laasacaano joogta waa jihaad ee wada dagaalka oo usabura. Waad guulysn
Maxaayeelay diinga ahaa ina fartay qofka naftiisa difaacanaaya saa shahiid .
2.inta aan joojin lasaaco oo kala ah
Maamul mid haya ama dhaqaale haya ama talo haya hala tago aaga dagaalka dhamaan anaguna waan idin kula jirnaa yeysan maanta fursadaani jihaaad ina ka dayacmin yaan ladhayal san .

Aan joojino tacsida iyo catowga
Aan qaadano qoriga jihaadoon
Laasacaano hiil bay rabtaa marabto tacsiyeyn.

Alaa lajira reer laasacaano

Wabilaahi towfiiq
By beeldaje ismaaciil
Hindia-Hyderabad.

About The Author