Muuqaal: Puntland oo ka hortimid maamulka ay ku dhawaaqeen Isimada Gobolka Sool

04 Jan 2023 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta dawladda Puntland Maxamuud Caydiid Diriir oo la hadlay ayaa sheegay inuu yahay Maamulka Isimada Sool dhiseen mid lagu xagal-daacinayo xoraynta Gobolka Sool.

Wassiirka ayaa sheegay in Puntland wax badan ka qabatay xoraynta Gobolka Sool tan iyo markii Madaxweynuhu shaaciyey in dalku dagaal galayo.

Wasiirka oo ka hadlayey maamulo hore oo ay Isimadu sameeyeen ayaa yir “Xaajada ay dhowr qof go’aamiso meel ma gaarto waaya aragnimadeeda ayaan haynaa SSC iyo Khaatumo oo la sameeyey Hargeysa ayey ku danbeeyeen”

About The Author