Sawiro: Shacabka Bosaso oo ka horjeestay Diiwaangelinta hubaysan ee madaxweyne Deni

05 Jan 2023 (Puntlandes) Shacabka magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sameeyey isu soo bax ballaaran oo ku muujinayaan dareenkooda ku wajahan diidmada Diiwaangelinta hubaysan ee madaxweyne Deni ka wado magaalada.

Sidoo kale shacabka ayaa muujiyey inay taageerada ay la garabtaagan yihiin shacabka magaalada laascaanood ee madaxweyne Muuse Biixi barakinta ku hayo.

About The Author