Muuqaalo: Warsaxaafadeed Somaliland kasoo saartay Laascaano iyo Wasiir Maxamed Kaahin oo ka hadlay xaaladda Laascaanood kuna eedeeyey….

15 Jan 2023 (Puntlandes) Warsaxaafadeed wasiiradii Somaliland ku sugnaa magaalada Laascaanood ay ka soo saartay arinta magaalada, waxaana akhriyey Wasiir Koore.

Sidoo kale Wasiir Maxamed Kaahin ayaa ka hadlay xaaladda Laascaanood kuna eedeeyey inay ka dambayso farogelin uu ugu yeeray mid shisheeye.

Hoos ka daawo war-Saxafadeedka Wasiirada Somaliland

Hoos ka daawo ka Wasiir Maxamed Kaahin oo kahadlay xaaladda Laascaanood kuna eedeeyey degenaansho la´aanta faragelin shiyeeye.

About The Author