Muuqaal: Wasiirka Warfaafinta Puntland oo taageeray shirka aayo tashiga SSC ee Laascaano, uguna baaqay Somaliland

21 Jan 2023 (Puntlandes) Wasiirka Warfaafinta Puntland oo saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Garowe ayaa wuxuu soo dhaweeyey shirka wadashiga Gobolada SSC ee Laascaano.

Sidoo kale wasiir Caydiid ayaa wuxuu Soomalilad ugu baaqay in ay dhulka SSC isaga baxdo, wuxuuna shacabka SSC ee ku nool dalka dibadiisa ugu qaabay inay gal dacwadeed ka furaan dalalkooda fal dambiyeedka ay galeen madaxda Somaliland.

About The Author