Madasha Siyaasadda Puntland oo baaq kasoo saaray hubanti la`aanta siyaasadeed ee Puntland

21 Jan 2023 (Puntlandes) Booqasho shaqo ayaa waxaa ku tagay Gobolka Bari wafdi ka socda Madasha Siyaasadda Puntland, iyagoo u kuurgalayey xaaladda siyaasadeed iyo amni ee ka taagan gobolka Bari oo Xukuumadda Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni ay ka waday diiwaangalin hubaysan sidoo kale dib u soo noolaynta Qabyaalada iyo Qabiilka.

Wafdiga Madashu waxay kulamo la qaateen bulshada qeybaheeda kala duwan oo ay ugu horreeyaan Isimada, siyaasiyiinta, daladda ururrada Bulshada Rayidka Puntland ee PUNSA iyo waxgarad kale ee gobolka.

Xog-warran iyo falanqayn dheer ka dib, waxaaa wafdiga u cadaatay qodobada hoos ku qoran:

About The Author