Sawirro-Muuqaal: Madaxweyne Deni oo dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso

23 Jan 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

Dhismaha wejiga 3-aad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso waxaa la dhisidoonaa dhismayaal muhiim ah oo ay ka mid yihiin.

1. Qaybta Rakaabka Diyaaradaha (Terminal Passenger

2. Qaybta Xamuulka (Terminal Cargo)

3. Dhismaha qaybta Dab-damiska

4. Dhismaha Tower Cusub iyo

5. Sidoo kale waxaa la dhammaystiridoonaa oo hadda gacanta lagu hayaa dhismaha hoteel casriya oo uu yeelandoono Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

About The Author