Sawirro: Garaad Jaamac Garaad Cali oo kulan la leh Guddigii 33 xubnood.

23 Jan 2023 (Puntlandes) Garaad Jaamac Garaad Cali oo maanta si taariikhi ah loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood 4ee xarunta gobolka Sool ayaa bilaabay kulamo.

Kulan ayuu iminka waxa uu u socdaa Garaadka iyo Guddigii 33 xubnood ee ay u wakiisheen Isimada SSC arinta goboladaas gaar ahaan magaalada Laascaanood oo ay ka bilaameen kacdoon shacab.