Sawirro: Madaxweyne Deni oo daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee Garoonka Diyaaradaha Bosaso

23 Jan 2023 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee Garoonka Diyaaradaha Boosaaso, waxaa la dhammaystiray dhismayaal muhiim ah iyo shaqooyinkale oo muhiim ah oo ay ka mid yihiin.

1. Runway Extention 800M

2. Runway End Safety Area 300M

3. Runway Lighting

4. Keenidda Gaadiidka Dabdamiska

5. Hanger Cusub 70x60M

6. Road Two way 2KM, 7M

7. Parking 200/300M

8. New Apron Cargo and Taxi way 150×150m

9. Fence 4 km

10. Koronto 24/7

11. Bannaynta wajahadda Garoonka

12. Dhismaha Xarunta Hawada

13. Contingency Area

14. Tayaynta Cidanka Garoonka

15. Tayaynta Agoonta Shaqaalaha

About The Author