Sawirro: Garaad C/Laahi Garaad Saleebaan oo si maamuus leh loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood

24 Jan 2023 (Puntlandes) Garaad Cabdullaahi Garaad Saleebaan Garaad Max’ed oo uu dhalay Garaad Saleebaan oo dhawaan geeriyooday ayaa si diiran oo maamus leh loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Garaad Cabdullaahi ayaa kasoo kicitimay magaalada Taleex ee gobalka Sool, isagoo soo maray deegaano badan oo ay ka mid tahay Tukaraq.

About The Author