Sawirro: Ururka dhakhaatiirta gobalka Mudug oo dhakhaatiir iyO qalab caafimaad u Laascaanood

07 Feb 2023 (Puntlandes) Ururka dhakhaatiirta gobalka Mudug ayaa dhakhaatiir , kalkaaliyaal caafimaad , Amblance , daawo iyo dhiig u diray magaalada Laascaanood , halkaasi oo ay ka howlgali doonaan , si ay u caawiyaan dadka dagaalka ku waxyeeloobay.

Kooxda caafimaad ee ka baxday gobalka Mudug ayaa ka kooban:

1. General surgeon ( dhaqtarka qaliimada guud)

2. Orthopedic surgeon (dhaqtarka lafaha)

3. Anesthesia (suuxiyaha )

4. 2 nurses ( kalkaaliyaal )

5. Dhamaan dawadii ay u baahnayeen team kaas

6. Hal Amblance

7. Dhiig badan oo la shubay

About The Author