Sawirro: Madaxwayne Ku xigeenka Puntiland oo Garowe kula kulmay Isimada SSC

04 Mars  2023 (Puntlandes) Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa maanta Garowe kula kulmay Isimada SSC iyagoo ka wadahadlay dagaalka ka socda gobolka  Sool gaar ahaan xaruntiisa Laascaanood.

Madaxwayne Ku xigeen Axmed Karaash ayaa qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigau ku yiri “ Waxaan maanta kulan la qaatay Isimada dhaqanka SSC oo aan ka wada hadalnay xaalada guud ee deegaanada, si gaar ah xasuuqa baahsan ee Soomaaliland ka wado magaalada Laascaanood”

About The Author