Sawirro: Xildhibaano Puntland oo Booqday Dhismaha iyo ballaarinta dekedda Bosaso

08 Mars  2023 (Puntlandes) Xildhibaano ka tirsan Golaha wakiiladda Dowladda Puntland ayaa Booqday Dhismaha iyo ballaarinta hormarineed ee ka socda dekedda Magaaladda Bosaso.

Xildhibaanada ayaa waxay soo indha indheyeen dhismaha dib u balaarinta dekedda Waxaana halkaas Kusoo dhoweeyay Wasiirka iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekedda iyo gadiidla Badda Puntland.

About The Author