Muuqaal/Akhriso: Go’aano ka soo baxay ka soo baxay Gudiga Amniga Gobolka Mudug

13 Mars  2023 (Puntlandes) Go’aano adag ayaa ka soo baxay Gudiga Amniga Gobolka Mudug kuwaas oo lagu dardargalinayo adkaynta Amniga Gobolka, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga Gobolka Faysal Sheekh Cali oo shir-gudoomiyey shirka Gudiga Amniga Gobolka ayaa shirka kadib Bulshada la wadaagay Go’aada ka soo baxay Shirka ee la xiriira dhinaca Amniga.

About The Author