Muuqaal: DDS oo adeegsan doonta Dekedda garacad

13 Mars 2023 (Puntlandes) Guddoomiye kuxigeenka Rugta Ganacsiga DDS Cabdiraxmaan Warfaa oo ka qaybgalaya Shirweynaha Kaabayaasha Dhaqaalaha & Maalgashiga Puntland ee ka furmay Garowe ayaa sheegay in Shirweynuhu uu sahli doonaa iskuxirka Ganacsatada DDS & Puntland.

Warfaa ayaa ku sii daray ”Labada deegaan ee DDS iyo Punatland waxaa ka dhaexeeyo xiriir ehel iyo mid wax wadaqabsi”

About The Author