Sawirro: Markabkii u horeeyey ee Kunteenaro keenay Dekada Garacad

default

03 May 2023 (Puntlandes) Markab-ka Kunteenarada xambaara ee lagu magacaabo Tritex Glory ayaa maanta Safarkiisii ugu horeeyey Xamuul Kunteenaro ah keenay Dekada Garacad.

Maamulka Shirkada Wadaagsan ayaa sheegay in Markab-ka Tritex Glory uu bilkasta labo ama sadex jeer Kunteenaro keeni doono Dekadda Garacad.

default
default
default
default
default
default
default
default
default
default
default

About The Author