Xukuumadda Puntland oo goaamisay in Dastuurka Puntland la furo

04 May 2023 (Puntlandes) Shirkii Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir gudoominayo Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni uuna ku weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu goaaminyey in Dastuurka Puntland wax ka bedel ay ku sameeyaan.

Xukuumadda Deni ayaa bedeshay tiradii Xisbiyadda ee dastuurka Puntland ku caddayd oo ahayd sadex ayey u bedeshay shan Urur inay u gudbayaan Xisbiyada Siyaasadda.

Tan ayaa noqonaysa markuu u horaysay Xukuumad Puntland ay ku daydo inay furto dastuur´ka dalka, iyadoo ay muddo xileedka Xukuumadda ka harsan tahay 7 bilood.

About The Author