Muuqaal-Sawirro: Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif  “Waxaan iska casiley Gudoomiyihii baarlamaanka Soomalland, xuminimadii baarlamaanka iyo tii Xisbiga Wadani”

11 June 2023 (Puntlandes) Gudoomiyihii Baarlamaanka Somaliland Cabdirisaaq Khaliif ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii gudoomiyenimo ee uu hayey Somaliland.

Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ayaa yiri “Waxaan iska casiley Gudoomiyihii baarlamaanka Soomalland, xuminimadii baarlamaanka iyo tii Xisbiga Wadani”

Dhanka kale Cabdirisaaq Khaliif ayaa shir jara’id qabtay ku sheegay “Somaliland, waxaan u hayey laba gaari oo midi’i yaallo magaalada Hargeisa , midna Laascaanood , Kii Hargeisa yaalay waxaa la geynayaa beri xarunta golaha, kan Laascaanoodna ma waxaa lagu wareejinayaa Maamulka SSC-Khaatumo ”

About The Author