Ma dhab baa, misse u sahlantahay sida ay ku khudbeeyeen RW Sharmarke & Madaxweyne GAAS in ay u soo afjarayaan is af-garanwaaga ka dhex jira Dawladda Xamar iyo Puntland?
Waxaa ka muuqatey khudbaddii Madaxweyne Cabdiweli kalsooni aad u balaaran oo ku saabsan in la soo afjarayo khilaafaadka u dhexeeya...