Home » Archives by category » Video ILA QOSOL
Daawo Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Shirkii Nabadeynta Gaalkacyo & Khudbadihii kululaa ee laga jeediyey

Daawo Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Shirkii Nabadeynta Gaalkacyo & Khudbadihii kululaa ee laga jeediyey

16 Nov 2016 (Puntlandes)  PLTV ayaa Barnaamij Gaar ah oo ku saabsan Shirkii Nabadeynta Gaalkacyo ee sabtidii 12 ka nov ka qabsoomay Garoonka Diyaaradaha ee Cabdulaahi Yuusuf ayna goob jooga ka ahaayeen Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Somaliya Michael Keating, Midowga Afirca iyo IGAD iyo Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayey Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid […]

Daawo Video: Faysal cali Waraabe iyo wuxuu ka sheegayo Puntland

Comments Off on Daawo Video: Faysal cali Waraabe iyo wuxuu ka sheegayo Puntland

Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee Solamliland ayaa sidii caadada u ahayd Afka ka weeraray Puntland Puntlandes.com

Continue reading …

Daawo Khudbadii uu Prof Galayr oo maanta Cadaada iyo Bilcilka Saaxdheer loogu doortay madaxweynaha Khaatumo ayaa Hoos ka daawo   Puntlandes.com

Continue reading …