Taliyahii Guutada 26aad ee Ciidanka Xoogga Dalka G/sare Cabdiraxmaan Xujaale oo lagu dilay duleedka Moqokori
17 May 2025 (Puntlandes.com) Taliyahii Guutada 26-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka G/sare Cabdiraxmaan Xujaale ayaa lagu dilay duleedka Moqokori ee...