Muuqaal: MD Deni ‘’Dawladdii xabaalaha iyo dhulka boobaysay waxaan uga cabsi qabaa in haatan ay gobolada ku darsato, madaxda dawladaha xubnaha ka ah Federaalka ee Koonfur waxaan ugu baaqayaa war goboladiina ilaashada”

14 May 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlay magaalada Bosaso ayaa eedaymo culus u jeediyey hogaaminta madaxweynaha DFS Xasan Sheekh, isagoo sheegay inaysan jirin cadaalad iyo wadajir laga sugayo Xasan Sheekh.

Deni ayaa yiri “Dawladdii xabaalaha iyo dhulka boobaysay waxaan uga cabsi qabaa in haatan ay gobolada ku darsato, madaxda dawladaha xubnaha ka ah Federaalka ee Koonfur waxaan ugu baaqayaa war goboladiina ilaashada”

About The Author