Somaliya oo ka Hadashay weerarkii Iran ku qaaday Israa´iil Iyo Xaladaha Jira Ka Hada Bariga Dhexe

14 Apr 2024 (Puntlandes.com) Dawladda Fedraalka Soomaaliya ayaa ka hadashay weerarkii Iran ku qaaday Israa´iil Iyo Xaladaha Jira Ka Hada Bariga Dhexe

Dawladda Fedraalka Soomaaliya “ Waxaan weli u heellanahay in aan taageerno hindisayaasha kor u qaadaya nabadda, amniga, iyo xasilloonida Bariga Dhexe iyo kuwa ka baxsan.Soomaaliya waxay ku celinaysa baahida loo qabo in si degdeg ah loo joojiyo weerarada Israa’iil ee Qasa. Waxa ay u ololaynaysaa in la helo xal cadaalad ah oo ku salaysan xalka labada dawladood ,waxayna dib u xaqiijinaysaa taageerada ay u hayso dadka reer Falastiin si ay aayo-ka-tashi iyo cadaalad u helaan.”

About The Author