Muuqaal: Gud. gudiga Doorashooyinka DFS “Waxaan tababar u furnay ciidankii ilaalin lahaa amniga doorashooyinka golaha deegaanka, Gobolka Banaadir, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed” 

10 April 2025 (Puntlandes.com) Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka DFS Cabdikariin Axmed Xasan ayaa sheegay inay tababar u furneen ciidankii ilaalin lahaa amniga doorashooyinka golaha deegaanka, Gobolka Banaadir, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, isagoo Jubaland iyo SSC-Khaatumana ku tilmaamay maamul.

Gud. gudiga Doorashooyinka DFS “Waxaan tababar u furnay ciidankii ilaalin lahaa amniga doorashooyinka golaha deegaanka, Gobolka Banaadir, Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed” 

About The Author