Muuqaal: MD Deni oo kahadlay Shirka NCC, Khaatumo, dagaalka Argagixisa ee ay Puntland wado & arimo kale

26 April 2025 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlay Munaasabad Tababar loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka PMPF ayaa kahadlay Shirka NCC ee madaxweyne xasan Sheekh casuumay, maamulka SSC-Khaatumo, dagaalka Argagixisa ee ay Puntland wado & arimo kale.