Muuqaal: Qabri-Dahar-Hadaljeediintii Garaad Jama Garaad Cali ee caleemasaarka Suldaan Cabdimaalik Suldaan Maxamuud

12 May 2025 (Puntlandes.com) Magaalada Qabri-Dahar ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa ka dhacday munaasanbad lagu caleemasaaray Suldaan Cabdimaalik Suldaan Maxamuud, taas oo uu hadal ka jeediyey Garaad Jama Garaad Cali.