Muuqaal: Boqor Buurmadow “Xuduudka Somaliland waa Yoocada…Laascaanood waa Somaliland”

12 May 2025 (Puntlandes.com) Boqor Buurmadow oo ka falceliyey hadalladii Isimada SSC-Khaatumo iyo kuwa Somaliland ee Caleemasaarkii Suldaan Cabdimaalik Suldaan Maxamuud ayaa sheegay inay arintu u taal dawladda Somaliland Laascaanood na ay ka tirsan tahay Somaliland.
Boqor Buurmadow ayaa yiri “Khaatumo weligeed Somaliland ayey ahaanaysaa waa ONLF oo kale. Xuduudka Somaliland waa Yoocada…Laascaanood waa Somaliland”