Muuqaalo: Akhriso Warsaxaafadeedkii Daah-furka Barnaamijka Xasilinta Cal-miskaad ee Degmooyinka Carmo, Ufeyn, Iskushuban iyo Bal-dhidin oo ka qabsoomay Degmada Carmo ee Gobolka Bari May 12, 2025.

12 May 2025 (Puntlandes.com) Warsaxaafadeedkii Daah-furka Barnaamijka Xasilinta Cal-miskaad ee Degmooyinka Carmo, Ufeyn, Iskushuban iyo Bal-dhidin oo ka qabsoomay Degmada Carmo ee Gobolka Bari May 12, 2025.

Daawo Hadaljeedinta Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ahna Guddoomiyaha guddiga taakulada hawlgalka ciribtirka argagixisada ee buuraha Cal-miskaad Mudane Siciid Jaamac Qoorsheel ee barnaamijka xasilinta Degmooyinka Carmo Ufeyn Iskushuban & Ballidhidin

Daawo hadaljeedintii Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dawladda Puntland Cabdi farax Juxa oo si rasmi ah u daah-furay barnaamijka xasilinta Degmooyinka Carmo, Ufeyn, Iskushuban iyo Balli-dhidin ee Gobolka Bari.

About The Author