Sawirro: Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo ayaa kormeeray Xarunta dhexe wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland.

14 May 2025 (Puntlandes.com) Madaxwayne ku xigeenka Dowladda Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dawladda Puntland,waxaana kusoo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaaradda isagoo booqday Xafiisyadda iyo Shaybaarka Xoolaha ee Xarunta dhexe.

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Cumar Cabdisamad Yusuf dhuux ayaa Warbixin ku saabsan shaqo qabsoomay iyo kuwo Qorshaysan la wadaagay madaxwaynaha.

About The Author