Dhageyso-Sawiro: Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade oo lagu soo dhaweeyay Casimada Puntland Garowe

0

Garowe (Pes): Waxaa Maanta Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland Si weyn loogu soo dhaweeyay Siyaasida caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade oo Sanadihii u danbeeyay ku sugnaa Somaaliland.

Waxaa ka qayb qaatay soo dhaweynta Xaabsade Madaxwayne Ku Xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camay,Wasiiro, Xildhibaano,Haween Dhalinyaro iyo qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada Garoowe.

Waxaa loo soo gudbiyay Xaabsade aqalka Madaxtooyada Dowladda Puntland waxana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas .

Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in uu si aad ah ugu faraxsan yahay Imaanshaha Puntland ee Siyaasi Axmed Cabdi Xaabsade.

 

Hoos ka dhagayso soo dhaweynta Xaabsade

 

 

Daawo Sawiradda.

517

518

519

520

521

522

523

524

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *