Dhageyso: Wasiirkii hore waxbarashada Puntland Cabdi Farax Juxa oo ka digay in dhaliisha xukuumada Gaas loo adeegsado wax nabadgalyada Puntland wax u dhimi kara

0

Garowe (Pes) Wasiirkii hore ee waxbarashada dawladda Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa ka digay in lagu kaco arimo wax u dhimaya nabadgalyada Puntland.

Juxa ayaa dadka xusuusiyey in Puntland loo soo maray halgan dheer ayna tahay in reer Puntland ka wadoshaqeeyaan nabadgalyada Puntland. Lagana fogaado wax alaale iyo wixii wax u dhimi kara midnimada iyo nabadgalyada Puntland.

Jaxaa ayaa intaa ku daray in wixii dhaliil ah ama siyaasad xumo ah oo ay la timaado loo maro wado sharci ah.

 

Halkan hoose ka dhagayso Juxaa

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *