Dhagayso: Xil. Puntland oo ka digay shirarka beelaha ee ay dowlada Puntland ka abaabushay Garowe

0

Xildhibaan Siciid Cabdi Samatar oo ka mid ah baarlamaanka Puntland ayaa wuxuu ka digay shirarka beelaha ee ay dowlada Puntland ka abaabulayso magaalo madaxda Puntland ee Garowe. Xil. Ayaa intaas ku daray in loo adeegasaday abaabulka shirarkaas dad kursi doon ah.

 

Halkan ka dhagayso Xillibaan Siciid.


Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *