Dhagayso: Somaliland oo ka hadashay tegitaanka uu Puntland tagey Siyaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade iyo xiriirka Somaliland iyo Prof Galayr

0

Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed cadde ayaa ka hadlay tegitaanka uu Puntland tegay Syaasiga caanka ah Axmed Cabdi Xaabsade wuxuuna ku tilmaamay nin girigiisii kale tegay.

542

Baashe wuxuu kaloo ka hadlay xiriirka Somaliland iyo Prof Galayr isagoo daaha ka rogay in ay is ogyihiin Prof Galayr ayna ku heshiiyeen marka uu maamulka dhisto in ay isaga iyo Somaliland wadohadal u furmayo.

 

 

Hoos Ka daawo Baashe     

Xafiiska wararak

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *