Daawo Video: Deeq u aruurin Waxbarashada Dusiyada dalkii hooyo oo lagu qabtey Toronto

23 Nov 2015 (Puntlandes) Deeq aruurin waxbarashada Dusiyada dalkii hooyo ayaa lagu qabtey Toronto. Gaar haan School kuyaal magaalada Bursaalax ee Puntland.
158b4

Sarkaal katirsan ciidanka Booliska ee Canada ayaa barnaamijkaas garwadeen ka ah. Officer Mohamud Elmi waxaa uu kudaadaaley Schoolka Rajo in uu kahirgalo Magaalada Bursaalax.
Dad badan ayaa ka soo qeeyb galay deeq aruurinta lagu qabtey Toronto

Daawasho wacan.

Puntlandes.com

About The Author