Dhagayso: Nabadoon Cabdul Dalmar ”CabdiQaybdiidoow Gaalkacyo mar dambe ku Guulaysan maysid, waa kaa xaaraan”

26 Nov 2015 (Puntlandes) Nabadoon Cabdul Dalmar oo ka mida Nabadoonada Gobolka Mudug oo saxaafadda maanta la hadlay ayaa wuxuu ka hadlay Colaada ka taagen magaalada Gaalkacyo ee laga soo abaabulayo Villa Somaölia ayna dabada ka riixayso Kooxda DAMUL JADIID, isagoo ugu baaqay dawladda iyo Shacabka reer Puntland in dalka la Difaaco.

158ab

Nabadoon dalmar ayaa maruu soo qaaday Dagaal ooge cabdiQaybdiid wuxuuna yiri ”CabdiQaybdiidoow Gaalkacyo mar dambe ku Guulaysan maysid, waa kaa xaaraan”


Puntlandes.com

 

 

About The Author