Dhagayso: Skarmarke waxa uu ka yir Cadaado ”ugu dambayn inaan Gaalkacyo isugu tagno ayaan rabnaa….”

27 Nov 2015 (Puntlandes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke iyo wafdi uu hogaaminyey ayaa maanta ku hakaday Degmada Cadaado isagoo sheegay inuu u yimid sidii uu u damin lahaa Colaada ay dawladiisu dabada ka riixaso ee Gaalkacyo.

158ab

 

Sharmarke ayaa sheegay inuu ku qancay waxyaalihii uu ku yiri saaxiibkiis Cabdikariim madaxa maamulka aan Dastuurka waafaqsanayn ee Galmudug, uuna doonayo inuu la kulmo madaxweynaha Puntland cabdiwali Maxamed Cali Gaas kadibna ay yimaadaan Gaalkacyo si ay ugu kala dabqaadaan Puntland iyo maamulka Koonfurta Mudug.

Sharmarke ayaa shacabka reer Puntland waxba ka sugayn inuu u hoosaasiyo Kooxda DAMUL JADIID maahee!!


Puntlandes.com

About The Author