Dhagayso: Sharuudaha adag ee Galmudug ku xirtay Nabadda Gaalkacyo

27 Nov 2015 (Puntlandes) Mid ka mida Odoyaasha Xaafada Baraxleey oo lagu magacaabo Nabadood C/kariim oo BBC da la xiriiray ayaa shegay Sharuudaha ay doonayaan inay Puntland kuwaas ah:

  • In ay Puntland furto sadex wado oo u xiran koontaroolka koonfureed ee Gaalkacyo
  • In koontaroolka koonfureed meeshiisii hore lagu celiyo
  • In aan wada cusub ee Puntland ay dhisayso oo ay Malayshiyada Galmudug soo weerartay aan marka la dhiso koontarool Puntland aysan dhigi karin
  • In la dhiso Guro Burbursan oo koontaroolka koonfureed dartiis u Burbursan
  • In ay Galmudug ka samaysato Saldhig Ciidan Garoonka Diyaaraha C/laahi yuusuf ee Gaalkacyo

Soomaalida ayaa waxay ku maahmaahdaa ”hal inay Xoqoto rabta meel ay ku xoqato ma waydo” waa wax laga shaqeeyey oo aan loogu talagelin in nabad iyo xasolooni ku timaado.

159b2

 

Colaadan ayaa waxaa laga leeyahay dano fara badan oo aan laga fakerin, iyagoo kala ah:

  • Dhul BOOb
  • Federaal diid
  • In loogu daro waqtiga DFS
  • In Xamar iyo Koonfur laga soo kiciyo inta yar ee Habargidir ee ku hartay maadaama Colaad iyo dhibaato la gelinayo.

Waxaasoo dhana waxa wadaa waa Kooxda DAMUL JADIID ee Xsan Shiikh iyo Faarax sakiin

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author