Breaking News: Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay inta badan Xaafada Baraxley

28 Nov 2015 (Puntlandes) Dagaalkaii Qaraaraa ee ka socday magaalaga Gaalkacyo ayaa ugu dambayn waxaa u suurto gashay Ciidamada Puntland inay gacanta ku dhigaan inta badan Xaafaddii Fidnada iyo Colaada laga soo abaabulayey ee Baraxleey.

159c2

Goob jooge ku sugan Goobta ayaa Warbaahinta Puntlandes u xaqiijiyey inay iminka Madaafiicfda iyo Xabadunba ay ka fogaatay magaalada Gaalcyo iyadoo la iskala baxay magaalada

Kala soco wixii kusoo kordha Warbaahinta Puntlandes

About The Author