DEG DEG: Dagaalkii Gaalkacyo oo aad u kululaaday iyadoo Khasaaruhu badan yahay

28 Nov 2015 (Puntlandes) Dagaalkii magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug saaka si Goos Goos ah u bilowday ayaa waxa uu goor dhow isu bedelay mid aad u Culus oo Madaafiicda iyo Hubka culculus la iswaydaarsanayo.

159b1

Khasaaraha ilaa iminka loo xaqiijiyey Warbaahinta Puntlandes ayaa ah dhaawac toboneeyo gaaraya. Waxaa iminka Gaalkacyo ka socda Dagaal aad u culus oo la isku adeegsanayo Madaafiic.

Kala soco wixii kusoo kordha dagaalka Gaalkacyo kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author