Breaking News: Warbaahinta Puntlandes oo heshay Khasaaraha labada dhan ee Dagaalka Gaalkcyo

28 Nov 2015 (Puntlandes) Dagaalkii ka socday Magaalada Gaakcyo oo markii u dheexeyey Malayshiyo maamulka Galmudug ah iyo Booliis iyo dad Shacab ah oo is difaacayey ayaa iminka sii Xoogaystay sida ay wararka ku heshay Warbaahinta Puntlades.

159d

Xog ay heshay Warbaahinta Puntlades ee la Xiriira Khasaaraha Dagaalka Gaalkacyo ayaa kala ah sidatan:

Galmudug

  • Dhimasho 26
  • Dhaawac 44

Puntland

  • Dhimasho 8
  • Dhaawac 13

Wixii war ah ee kusoo kordha Dagaalka Gaalkcyo ka socda kala soco Warbaahinta Puntlades

Puntlandes.com

About The Author