Dhagayso: RW Sharkarke ”waa suurto gal inaan Ciidamo kala dhx dhigno”

28 Nov 2015 (Puntlandes) Raysul Wasaarada DFs Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo wax laga waydiiyey waan waantii uu ka waday Colaada Gaalkacyo iyo Dagaalka maanta ka socda Magaalada Gaakcyo ee u dheexeya Malayshiyo maamulka Galmudug ah iyo Puntland ayaa sheegay inuu uga soo tagay Wafdi uu hogaaminaya Wasiir arimaha Gudaha DFS Mr Odowaa iyo Wasiirul dawlaha madaxtooyada Mahad Maxamed Salaad .

Mahad iyo Odowaa ayaa waxaa lagu xusuustaa doodoodii ay ku doodi jireen Mudug waxaan si khasab ah ugu daraynaa Galgaduud, markay  ku hawlanaayeen abaabulka dhismaha waxa loogu yeeray maamulka Galmudug ee aan Dastuurka waafaqsanayn .

Waa su’aale labadan nin sidee bay NABAD ku keeni karaan? Soow iyaga maahayn dadka dabada ka riixaya Colaada Mudug?

Dhagayso RW Sharmarke VOA waraysatay  oo leh waa suurto inaan Ciidamo kala dhex dhigno

Puntlandes.com

About The Author